Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska todobaadka ka hortagga tacadiyada loo geysto Haweenka oo lagu qabtay Belad Xaawo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Warbixin:-Bil kadib Qaraxii Zoope, Maxay Bulshadu ka baratay ?
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu xusayey totobaadka ka hortaga tacadiyada loo geysto Haweenka oo lagu qabtay Degmada Belad Xaawo ee Gobolka Gedo.

Munaasabadan oo ay ka qeyb galeen qeybaha bulshada, maamulka Degmada iyo marti sharaf kale ayaa ka qeyb galayaasha waxa ay si wada jir ah uga hadleen sida looga hortagi karo in tacadiyo loo geysto Haweenka iyo carruuta, isla markaana ay marwaliba garab taaganyihiin sidii dhibtaasi meel looga soo wada jeesan lahaa.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guddoomiyaha Arrimaha bulshada ee Degmada Belad Xaawo Cabdiqaadir Xuseen ayaa sheegay inay muhiimtahay in la dhowro xaquuqda haweenka, isla markaana ay kan maamul ahaan garab taaganyihiin cidkasta oo arrintaasi gacan ka geysaneysa.

“Barnaamijka aan halkan isugu nimid waxa uu gundhig u yahay ka hortagga taciyada lagula kaco haweenka, Diinteena iyo Dastuurka KMG  ah ee dalka waxa ay ka soo horjeedaan in tacadiyo loo geysto dumarka iyo carruurta, sanadkasta 25 November ayay bilaabataa xuska munaasabadan, waxa ayna ku egtahay 10-ka December, sidaa darted waa inaan hal meel uga soo wadajeesanaa cidkasta oo isku dayda inay taccadiyo kula kacaan Dumarka.” ayuu yiri Guddoomiyaha Arrimaha bulshada ee Degmada Belad Xaawo.

Previous Post

Duqa Muqdisho iyo Danjiraha Midowga Afrika ee Soomaaliya oo ka wada hadlay Amniga iyo Doorashooyinka “SAWIRRO”

Next Post

Mogadishu Mayor, AMISOM pledge to work together to deliver peace

Next Post
Duqa Muqdisho iyo Danjiraha Midowga Afrika ee Soomaaliya oo ka wada hadlay Amniga iyo Doorashooyinka “SAWIRRO”

Mogadishu Mayor, AMISOM pledge to work together to deliver peace

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In