Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Yurub oo ka baqaysa musiibada Nukliyeerka ee dagaalka Ruusha iyo Ukraine

Mohamedkafi Abukar by Mohamedkafi Abukar
5 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
Yurub oo ka baqaysa musiibada Nukliyeerka ee dagaalka Ruusha iyo Ukraine
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dab ayaa ka kacay xarunta tamarta Nukliyeerka ee Zaporizhzhia ee ku taala Dalka Ukraine, waana warshadda tamarta Nukliyeerka ugu weyn Yurub, kadib weerar duqeymo ah oo Ruushka uu geystay.

Adeegga Gurmadka Degdegga ah ee Gobolka Ukraine ayaa sheegay in aysan jirin wax khasaaro ah oo ka dhashay dabka, kaas oo aan saameyn ku yeelan goobihii wax-soo-saarka, balse baabiโ€™iyay goob tababar oo shan dabaq ah oo u dhow.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Weerarka Ruushka ayaa dhaleecayn degdeg ah uga yimid hogaamiyayaasha reer galbeedka oo ku tilmaamay fal argagixiso iyo taxadir la’aan oo khatar ku ah ammaanka Yurub oo dhan.

Madaxweynaha Ukraine Zelensky ayaa saacado ka hor ugu baaqay wadamada kale inay qaadaan tillaabo degdeg ah oo ka dhan ah waxa uu ugu yeeray “argagixisada nukliyeerka” ee Putin

Waxa uu ugu baaqay dadka reer Yurub inay โ€œka kacaanโ€ rajada laga qabo masiibo caalami ah oo la mid ah burburkii Chernobyl ee 1986-kii, wuxuuna sheegay in Ruushku yahay waddankii ugu horreeyay taariikhda ee isku dayay oo duqeeya warshad tamarta nukliyeerka ah.

Dhinaca kale, Ruushka ayaa sii xoojinaya ololihiisa koonfurta Ukraine, halkaasoo uu ku sii dhowaanayo magaalada muhiimka ah ee Mariupol ka dib markii uu qabsaday Kherson laba maalmood ka hor.

In ka badan hal milyan oo qaxooti ah ayaa hadda ka qaxay Ukraine. Ruushka iyo Ukaine labaduba waxay ku heshiiyeen inay abuuraan “dariiqyo bini’aadantinimo” si loo daadgureeyo dadka rayidka ah.

Previous Post

Somalia iyo Indonesia oo ka wada hadlay xiriirka labada dal & Arrimo Muhiim ah

Next Post

Kala sareynta darajooyinka ciidanka – Waa kee Jananka ugu darajada sareeya ciidamada Qaranka?

Next Post
Kala sareynta darajooyinka ciidanka – Waa kee Jananka ugu darajada sareeya ciidamada Qaranka?

Kala sareynta darajooyinka ciidanka - Waa kee Jananka ugu darajada sareeya ciidamada Qaranka?

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In