Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

๐’h๐š๐š๐œ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐›๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฒ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ž๐ž ๐“๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐›๐š๐๐๐š ๐œ๐š๐ ๐ญ๐š ๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐ 

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
๐’h๐š๐š๐œ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐›๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฒ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ž๐ž ๐“๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐›๐š๐๐๐š ๐œ๐š๐ ๐ญ๐š ๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐ 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Dhallinyatada iyo Ciyaaraha Galmudug ayaa waxa ay shaacinaysaa qabashada Horyaalka Tartanka sanadlaha ah kubadda Cagta ee Degmooyinka Galmudug sanadkan 2024.

Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaarahaย Galmudug, Mudane Cabdiwahaab Sheekh Abuukar Nuur, Markuu arkay baahida loo qabo qabashada Tartanka degmooyinka kubadda Cagta Galmudug, si loo soo xulo Ciyaartowda Xulka kubadda Cagta Galmudug ee heer dowlad goboleed ah, wuxuu xeer Wasiir ku soo saaray, in lagu qabto tartanka kubadda cagta Degmooyinka Galmudug sandkan bishan soo socota ee December 2024 ๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐๐š๐š๐๐จ.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Previous Post

Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka oo shir caalami ah uga qeybgaleen dalka Ugandaย 

Next Post

Danjire Jabril oo ka qeybgalay heshiis ay Nairobi ku kala saxiixdeen Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka iyo Hayโ€™adda Maaliyadda Adduunka

Next Post
Danjire Jabril oo ka qeybgalay heshiis ay Nairobi ku kala saxiixdeen Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka iyo Hayโ€™adda Maaliyadda Adduunka

Danjire Jabril oo ka qeybgalay heshiis ay Nairobi ku kala saxiixdeen Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka iyo Hayโ€™adda Maaliyadda Adduunka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee daโ€™doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In