Wednesday, April 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐š๐ซ๐š๐ ๐ ๐š ๐ž๐ž ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐๐š ๐๐š๐ฅ๐คa

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 months ago
in Wararka
0
๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐š๐ซ๐š๐ ๐ ๐š ๐ž๐ž ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐๐š ๐๐š๐ฅ๐คa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa furey Mashruucan oo ay ka faaโ€™iideysan doonaan ku dhowaad 200,000 oo arday, kaas oo lagu fulin doonaa adeegyo ay ka mid yihiin baaris, daaweyn, qalliin iyo qoris muraayadaha indhaha (Okiyaalayaal). Barnaamijkan wuxuu ka qabsoomi doonaa afar magaalo oo dalka ka mid ah, kuwaas oo kala ah Banaadir/Muqdisho, Kismaayo, Baydhabo iyo Gaalkacyo.

Sidoo kale mashruucan waxaa baaris, daaweyn iyo tababaro loogu sameyn doonaa macallimiinta iyo maamulayaasha iskuulada ee ku sugan afartaas magaalo, si loo xoojiyo wacyiga iyo daryeelka caafimaadka aragga ee deegaanka waxbarashada.

Related posts

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

April 29, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

April 29, 2026

Mashruucan waxaa iska kaashaday Bangiga Islaamka, hayโ€™adaha Human Appeal iyo Direct Aid, iyadoo si dhow ula shaqeynaysa Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada.

Barnaamijkan waa tallaabo muhiim ah oo lagu horumarinayo caafimaadka aragga ee carruurta Soomaaliyeed, maadaama arag wanaagsan uu laf-dhabar u yahay waxbarasho tayo leh iyo mustaqbal ifaya.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo deeq gargaar ah gaariisay Diinsoor

Next Post

Taliyaha Ciidanka XDS iyo masโ€™uuliyiin kale oo dhiirigelin ugu tegay Ciidanka Gorgor

Next Post
Taliyaha Ciidanka XDS iyo masโ€™uuliyiin kale oo dhiirigelin ugu tegay Ciidanka Gorgor

Taliyaha Ciidanka XDS iyo masโ€™uuliyiin kale oo dhiirigelin ugu tegay Ciidanka Gorgor

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

April 29, 2026
0

Waxaa maanta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, lagu qabtay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsanaa la-dagaallanka maandooriyaha, doodaas oo ay...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

April 29, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka...

Koofur galbeed, albaabka Iftiinka Dimuquraadiyadda.ย 

Koofur galbeed, albaabka Iftiinka Dimuquraadiyadda.ย 

April 29, 2026
0

koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...

Hogaamiye Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay

Hogaamiye Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay

April 29, 2026
0

Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In