Friday, July 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

𝐃𝐚𝐚𝐡-𝐟𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐞𝐲𝐝𝐤𝐚 𝐂𝐮𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐝𝐢𝐛-𝐮-𝐝𝐚𝐲𝐚𝐜𝐭𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 months ago
in Wararka
0
𝐃𝐚𝐚𝐡-𝐟𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐞𝐲𝐝𝐤𝐚 𝐂𝐮𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐝𝐢𝐛-𝐮-𝐝𝐚𝐲𝐚𝐜𝐭𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya, Mudane Wang Yu, ayaa si wadajir ah xarigga uga jaray xarunta keydka cunnada ee SoDMA oo dib-u-dayactir lagu sameeyay, taas oo ay taageertay dhismihiisa Dowladda Shiinaha.

Xarunta Keydka Cunnada ee SoDMA waxaa lagu xoojinayaa awoodda hay’adda ee gurmadka bini’aadannimo iyo kaydinta raashinka, si loogu gaarsiiyo dadka ay saameeyeen abaaraha, gaar ahaan kuwa ku sugan xaaladaha degdegga ah.

Related posts

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026

Safiirka Shiinaha, Mudane Wang Yu, ayaa sheegay in Dowladda Shiinaha ay sii wadi doonto taageerada Soomaaliya, gaar ahaan gurmadka abaaraha iyo wax ka qabashada musiibooyinka kale ee dalka ka dhaca.

Ugu dambeyn, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, ayaa uga mahadceliyay Dowladda Shiinaha, isagoo xusay in xaruntan ay muhiim u tahay xoojinta gurmadka bini’aadannimo iyo kaydinta cunnada si loogu taageero dadka u baahan gargaarka ee dalka ku nool.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee JFS

Next Post

Guddoomiyaha Gudigga Madaxa banaan ee Dastuurka oo ka mahadceliyay meelmarinta Dastuurka

Next Post
Guddoomiyaha Gudigga Madaxa banaan ee Dastuurka oo ka mahadceliyay meelmarinta Dastuurka

Guddoomiyaha Gudigga Madaxa banaan ee Dastuurka oo ka mahadceliyay meelmarinta Dastuurka

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
0

Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo...

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

July 24, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In