Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ‘L๐š๐ฆ๐š ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ๐ข ๐ค๐š๐ซ๐จ ๐ข๐ง ๐๐š๐๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐œ๐š๐›๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ค๐š ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ง ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ ๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š’

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 weeks ago
in Wararka
0
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ‘L๐š๐ฆ๐š ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ๐ข ๐ค๐š๐ซ๐จ ๐ข๐ง ๐๐š๐๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐œ๐š๐›๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ค๐š ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ง ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ ๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š’
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle ee caasimadda Muqdisho, si uu qiimeeyn ugu sameeyo heerka adeegyada kala duwan ee loo fidinayo bulshada Soomaaliyeed iyo sida ay u shaqeynayaan hayโ€™adaha ka hawlgala garoonka.

Raโ€™iisul Wasaaraha, oo u kuurgalaya habsami u socodka adeegyada muhiimka ah ee garoonka, oo ay ka mid yihiin adeegga caafimaadka, maamulka socdaalka, amniga, iyo howlaha kale ee la xiriira dhoofinta iyo soo-dhaweynta rakaabka, ayaa carrabka ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo tayada adeegyadaasi, si shacabka Soomaaliyeed ay u helaan adeeg hufan, degdeg ah, isla markaana waafaqsan heerarka garoomada diyaaradaha.

Related posts

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

March 4, 2026
Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026

Intii uu kormeerka ku guda jiray, Raโ€™iisul Wasaaruhu waxa uu dhageystay cabashooyinka iyo tallooyin ay la-wadaageen qaar ka mid ah shacabka safafka ugu jiray helidda adeegga garoonka, isaga oo faray maamulka iyo howlwadeennada garoonka in ay muujiyaan masuuliyad dheeri ah, isla markaana mudnaanta siiyaan fududeynta adeegyada loo hayo dadka rakaabka ah, gaar ahaan kuwa ku jira xaaladaha adag ee u baahan tixgelin iyo daryeel gaar ah.

Ugu dambayn, Raโ€™iisul Wasaaraha, ayaa ku boorriyey dhammaan hayโ€™adaha ka hawlgala garoonka in ay labanlaabaan dadaalkooda ku aaddan u adeegidda bulshada, ilaalinta sumcadda garoonka, waxa uu xusay in Garoonka Aadan Cabdulle, uu yahay albaabka koowaad ee dalka laga soo galo, loona baahan yahay in uu noqdo mid ka tarjumaya horumarka iyo haybadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, oo dhagaysanaya tallooyinka bulshada ee ku aaddan adeegyada ay bixiyaan heyโ€™adaha kala duwan ee dowladda, ayaa ballan-qaaday in aan la aqbali karin in dadka Soomaaliyeed ay cabasho ka muujiyaan xarumo dowladeed haddii ay dhacdana ay Xukuumaddu tallaabo ka qaadi doonto ciddii ku lug-yeelata,isaga oo xusay in kormeerradii uu hore u sameeyay kadib la xalliyey cabashooyin badan oo ka jiray garoonka.

Previous Post

Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi

Next Post

Wasiirka Amniga Gudaha Oo Hambalyo u dray Ciidanka Badda Soomaaliya

Next Post
Wasiirka Amniga Gudaha Oo Hambalyo u dray Ciidanka Badda Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha Oo Hambalyo u dray Ciidanka Badda Soomaaliya

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareeggaย  labaad ee tartanka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal...

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Siyaaasi Axmed Saafi oo ka mid ah siyaasiyiinta ayaa soo dhaweeyay meel mrinta Dastuurka Qaranka ee ay Mudanyaasha labada Aqal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In