Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Boqol Askar oo ka tirsan Booliska Soomaaliya oo maanta tababar loo soo xeray”Daawo Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Boqol Askar oo ka tirsan Booliska Soomaaliya oo maanta tababar loo soo xeray”Daawo Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan tababbarka loogu soo xirayay in ka badan 100 askari oo ka mid noqonaya ciidanka booliska ayaa lagu qabtay dugsiga sare Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay ka qeyb galeen Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya, taliyexigeenada ciidanka booliska, saraakiil ka socotay booliska AMISOM iyo saraakiil kale.

Taliyaha iyo saraakiisha la socotay ayaa waxa ay salaam sharaf ka qaateen cutubyo ka tirsan ciidanka booliska Soomaaliyeed.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in ciidanka tababbarka u soo gabo gaboobay looga baahanyahay inay si hufan u gutaan waajibaadka loo idmaday.

BH0A1506  BH0A1530 BH0A1532 BH0A1534 BH0A1534_1 BH0A1537 BH0A1538 BH0A1539 BH0A1543 BH0A1544 BH0A1547 BH0A1555 BH0A1556 BH0A1559 BH0A1565 BH0A1566 BH0A1569 BH0A1570 BH0A1572 BH0A1580 BH0A1581 BH0A1589 BH0A1593 BH0A1594 BH0A1599 BH0A1602 BH0A1603 BH0A1605

Previous Post

Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in amniga Garoonka lagu soo kordhin doono qorshooyin Cusub

Next Post

Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya oo Shahaadooyin guddoonsiiya Ciidanka gaarka ah Booliska Soomaaliya+Sawirro

Next Post
Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya oo Shahaadooyin guddoonsiiya Ciidanka gaarka ah Booliska Soomaaliya+Sawirro

Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya oo Shahaadooyin guddoonsiiya Ciidanka gaarka ah Booliska Soomaaliya+Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In