Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo saaka looga dareeray degmooyinka iyo deegaannada labada dowlad goboleed. Guddoomiyaha...
Read more











