Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo ka qayb galay munaasabadda xuska Maalinta Afrika (Africa Day) 2026.
Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Cabdullaahi Maxammed Odawaa, ayaa hoggaaminayay wafdi ka koobnaa diblomaasiyiin ka tirsan Safaaradda iyo xubno ka mid ah bulshada Soomaaliyeed ee...
Read more











