Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

100 kun oo ruux oo u geeriyootay difaaca Falastiin.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
100 kun oo ruux oo  u geeriyootay difaaca Falastiin.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafiiska Xarunta Dhexe ee Falastiiniyiinta ayaa soo saaray warbixin la xiriirta  dib u eegista xaaladda dadka reer Falastiin.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Warbixin ay soo saartay hay’adda Falastiiniyiinta  ayaa lagu soo beegay Sannadguurada 71aad ee kacdoonkii Nakhba,kaas oo ah markii Israel ay qabsatay dhulka Falastiin sanadkii 1948 dii.

Warbxintaa ayaa lagu xusay halgankii ay mudadaasi shacabka falastiin ay u soo galeen iyo daagaaladii xornimo u dirirka ahaa oo ay la galeen Ciidamada Israel

Sidoo kale Tirada shuhadada Falastiin laga soo bilaabo  kacdoonkii Nakhba 1948-dii iyo maanta waxay dhimashada   gaarayaan in ka badan 100 Kun qof, waxaa kaloo jiray 1 milyan oo muwaadiniinta Falastiin oo xarig loo geystay,kuwaad oo  dhulkooda ay xoog ku haysato Israel.

Afhayeen u hadlay Falastiiniyiinta ayaa Waxa uu sharaxay in tirada maxaabiista ee xabsiyada  Israaiil ay gaareen qiyaastii 5700 oo maxaabiis ah dhammaadkii bishii  March 2019-ka  (250 ka mid ahi waxay ahaayeen carruur iyo 47 haween).

Tirada xiritaanka Falastiin waxay gaartay 6,500 sannadkii 2018, oo ay ku jiraan 1,063 carruur iyo 140 haween ah.

Sida laga soo xigtay Hay’adda Qaxootiga ee Falastiiniyiinta ee Bariga Dhexe (UNRWA), laga bilaabo December waxaa jiray qiyaastii 6.02 milyan oo qaxooti ah, kuwaas oo 28.4% ay ku jiran Xero Qaxooti ah.

Qiyaasahan waxay ka dhigan yihiin tirada ugu yar ee qaxootiga Falastiiniyiinta ah ee aan diiwaangashaneyn , maadaama tiradaasi aysan ku jirin barakacayaasha reer Falastiin  kadib ilaa dagaalkii 1967 oo ay Israel iyo Falastiin.

Dhinaca kale, xogta Tirakoobka Guud ee la sameeyay sanadkii 2017waca ay muujineysaa in dadka iyo guryaha la  burburiyay ama la qabsaday ay ka dhigan tahay 43% tirada guud ee Falastiiniyiinta ee deggan Falastiin. 

Previous Post

Guddiga Arrimaha Bulshada Golaha Shacabka oo kormeer ku tagay Xarumaha lagu qaadayo Imtixaanka Shahaadiga”Sawirro”

Next Post

Wasiir Goodax oo maalintii labaad kormeer ku tagay xarumaha uu ka socdo imtixaanka shaadiga”Sawirro”.

Next Post
Wasiir Goodax oo maalintii labaad kormeer  ku tagay xarumaha uu ka socdo imtixaanka shaadiga”Sawirro”.

Wasiir Goodax oo maalintii labaad kormeer ku tagay xarumaha uu ka socdo imtixaanka shaadiga”Sawirro”.

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In