Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Goodax oo maalintii labaad kormeer ku tagay xarumaha uu ka socdo imtixaanka shaadiga”Sawirro”.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Wasiir Goodax oo maalintii labaad kormeer  ku tagay xarumaha uu ka socdo imtixaanka shaadiga”Sawirro”.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maalintii labaad kormeer ku tagay xarumaha uu ka socdo imtixaanka shaadiga ah dugsiga sare.

Wasiir Goodax ayaa waxaa kormeerka ku wehliyay Agaasimaha Guud ee wasaaradda waxbarashada xukuumadda Soomaaliya mudane Axmaed Xasan yuusuf iyo Taliye ku xigeenka Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed S/ Gaas Cabdi xasan Maxamed Xijaar iyo xubno kale oo ka socday wasaaradda gaashaandhiga Soomaaliya.

Wasiirka Waxbarashada xukumadda DFS Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa kormeer ku bilaabay iskuulka 15 may iyo jaamacadda city iyo xarumo kale oo ku yaala Gobalka Banaadir halkaas oo imtixaan ay u fadhiyeen ardayda dugsiga sare.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Wasiirka waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulaahi Goodax bare ayaa waxa uu ardayda kala hadlay qeymaha ay leedahay waxbarashada iyo arday waxbartay iyo arday aan wax baran sida ay u kala wanaagsan yihiin.

“Maanta oo ah maalintii labaad ee imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sare uu ka socdo xarumihii loogu talagay waxaan  kormeer ku tagnay aniga iyo Taliye k xigeynka  Ciidanka Xoogga Dalka, S/Gaas Cabdi xasan maxamed  qeybo ka mid ah xarumaha imtixaanka uu ka socdo”ayuu yiri Wasiirka.

Previous Post

100 kun oo ruux oo u geeriyootay difaaca Falastiin.

Next Post

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo furay Biyo Xireen Laga Hirgeliyey Deegaanka Salaxley ee Gobolka Nugaal.

Next Post
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo furay Biyo Xireen Laga Hirgeliyey Deegaanka Salaxley ee Gobolka Nugaal.

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo furay Biyo Xireen Laga Hirgeliyey Deegaanka Salaxley ee Gobolka Nugaal.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In