Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

11-Qofood oo ku geeriyootay Weerar naftii halignimo ah oo ka dhacay masjid ku yaala dalka Naigeria

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
11-Qofood oo ku geeriyootay Weerar naftii halignimo ah oo ka dhacay masjid ku yaala dalka Naigeria
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Weerar naftii halignimo ah oo ka dhacay Masjid ku yaalo Waqooyi bari dalka Nigeria ayaa dilay ugu yaraan 11-Qof,sida wararka ka imaanaya dalkaasi ay sheegayaan.

Weerarka ayaa ka dhacay magaalada Gamboru,Gobolka Borno oo ku dhow xuduuda dalkaasi uu la wadaado dalka Cameroon,waana halka weeraro dhowr ah ay ka fuliyeen Kooxda Boko Haram.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Dad goob joogayaal ah ayaa sheegaya in Qaraxa uu dhacay xilli dadka ay ku jireen Tukashada Salaadda Subax.

” Waxaan ku sii socday Salaadda Subax,ka dib waxaa maqlay dhawaqa Qarax culus oo ka dhex dhacay Masjidka,” sidaasi waxaa Reuters u sheegay Ali Mustapha oo ka mid ah shaqaalaha gargaarka.

Wuxuu yiri dib ayaan guriga ugu soo laabtay si aan uga badbaado Howlgalka Boko Haram,sida uu yiri Ali Mustapha.

Isagoo hadalkiisa sii wata Ali Mustapha ayaa Yiri” Masjidka wuu bur buray,sidoo kalena gabi ahaantiisa wuu gubtay,”

Saacado ka dib ayaa dadkii goobta ka agdhawaa waxay bilaabeen  howlgal badbaadin ah,waxaana goobta laga soo saaray meydka 11-Qof oo uu ku Qofka ismiidaaminta sameeyay oo tirada guud ka dhigaya 12-Qof.

Ilaa iyo hadda ma jirto koox sheegatay mas’uuliyadda weerarka,balse marka loo eego goobta uu ka dhacay iyo nuuca weerarka ayaa calaamad u ah Boko Haram,sida warbaahinta dalkaasi ay qorayaan.

Previous Post

Mareynkanka oo xaqiijiyay in uu duqeyn ku dilay horjoogayaal ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab

Next Post

Dowladda Kenya oo adkeyneysa ammaanka Gobolka Waqooyi bari

Next Post
Dowladda Kenya oo adkeyneysa ammaanka Gobolka Waqooyi bari

Dowladda Kenya oo adkeyneysa ammaanka Gobolka Waqooyi bari

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In