Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

126 Arday oo bartay xirfado ay ku shaqeystaan oo shaahaadooyin Gaalkacyo lagu gudoonsiiyay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
126 Arday oo bartay xirfado ay ku shaqeystaan oo shaahaadooyin Gaalkacyo lagu gudoonsiiyay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad shahaadooyin lagu guddoonsiinayay  126 arday oo  bartay xirfado kale duwan oo ay ku shaqeystaan ayaa maanta lagu qabtay xarunta tababarka xirfadaha ee Mudug, iyadoo ay ka qeyb galeen xubno ka tirsan golaha wasiirada Dowlad goboleedka Galmudug, waalidiin, aqoonyahano, iyo marti sharaf kale.

Munaasabada ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay Dr Cumar Maxamuud Rooble (Suuri) oo ku hadlayay magaca hey’adaha maalgalinayay tababarka ee Daryeel Iyo Sosda, wuxuuna faah faahin ka bixiyay aradydan iyo waxa ay barteen isagoona xusay in ay barteen xirfado kala duwan oo ay ka mid ahaayeen korantada faryaamada iyo cilmiaga caafimaadka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xafladani oo intii ay socatay ay ka hadleen mas’uuliyiin aqoonyahano iyo waalidiin kuwaasi oo dhamaantood ku tilmaamay arintani horumar ayaa waxaa gunaanadkii ka hadlay wasiir kuxigeenka wasaarada caafimaadka Dowlad Gobaleedka Galmudug Maxamed Xasan Cali iyo wasiirka wasaarada waxbarashada Galmudug Ibraahim Sheekh Xasan Guureeye iyagoona sheegay in ay kaalin ka qaadan doonaan sidii ardaydani xirfadaha ay baarteen ay ugu shaqeeysan lahaayeen.

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 vlcsnap-2015-10-25-13h47m37s99 vlcsnap-2015-10-25-13h47m46s231 vlcsnap-2015-10-25-13h48m22s107 vlcsnap-2015-10-25-13h49m31s21

Sawir Qaade:-C/risaaq Maxamed Axmed Wariyaha Warbaahinta Qaranka Ee Gobalka Mudug

 

Previous Post

M.weyne Xasan Sheekh Oo Furey Kalfadhiga 7-aad Ee Baarlamaanka -Sawirro

Next Post

Shir cadalaada ku saabsan oo lagu qabtay Muqdisho “Sawirro”

Next Post
Shir cadalaada ku saabsan oo lagu qabtay Muqdisho “Sawirro”

Shir cadalaada ku saabsan oo lagu qabtay Muqdisho "Sawirro"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In