Friday, March 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

18 ka tirsan Maleeshiyaadka Al-shabaab oo lagu toogtay Magaalada Gaalkacyo.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
18 ka tirsan Maleeshiyaadka Al-shabaab oo lagu toogtay Magaalada Gaalkacyo.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamadda Ciidamada Puntland ayaa Saakay Xukun Dil ah ku Fulisay Kudhawaad Labaatan katirsan Argagixisada Alshabaab.

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay 18 ka mid ah Maleeshiyaadka Al-shabaab oo horey Maxkamaddu xakun dil ah ugu ridday.

Related posts

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 6, 2026
Madaxweyne Xasan  Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

March 5, 2026

Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa falal iskugu jira dilala iyo Qaraxyo la fashiliyay ka geystay Magaalada Gaalkacyo iyo deegaano kale oo katirsan Gobalka Mudug, waxayna saraakiisha Puntland wacad ku mareen in Caddaaladda la marsiindoono Qof kasta ee kamid ah Kooxaha Argagixisada ama gacan ku siiya falalka arxandarada ah ee lagu leynayo dadka shacabka ah

Previous Post

Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo jab xoogan u geystay Maleeshiyaadka Al-shabaab.

Next Post

Taliska Booliska Galmudug oo fah faahin ka bixiyay qasaare argagixisada Al-shaab lagu gaarsiiyay deegaanka Wisil.

Next Post
Taliska Booliska Galmudug oo fah faahin ka bixiyay qasaare argagixisada Al-shaab lagu gaarsiiyay deegaanka Wisil.

Taliska Booliska Galmudug oo fah faahin ka bixiyay qasaare argagixisada Al-shaab lagu gaarsiiyay deegaanka Wisil.

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 6, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan  Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

March 5, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan af-fur ah ku maamuusay, Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 5, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Agaasimaha Hay’adda NISA oo kulan sagootin u sameeyay Sarreeye Guuto Aadan Maxamed

Agaasimaha Hay’adda NISA oo kulan sagootin u sameeyay Sarreeye Guuto Aadan Maxamed

March 5, 2026
0

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa ka qeyb galay kulan afur ah oo lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In