Qunsulka Guud Ee Cadan Oo Ku Baaqay In Si Deg Ah Loo Fuliyo Waxa Ka Soo Baxay Shirkii Brussels
Qunsulka Guud ee Dowlada Federaalka soomaaliya u fadhiya MagaaladaCadan ee dalka yamen Axmed Cabdi xasan Suudaani oo la hadlay Radiyo muqdisho ayaa ...
Qunsulka Guud ee Dowlada Federaalka soomaaliya u fadhiya MagaaladaCadan ee dalka yamen Axmed Cabdi xasan Suudaani oo la hadlay Radiyo muqdisho ayaa ...
Magaalada Brussels waxaa lagu soo gabagabeeyay shir looga hadlayo ururinta kaalmo dhaqaale oo ujeedada laga lee yahay ay tahay sidii ...
Wargelin,wasaaradda warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiisku waxay ku wargelinaysaa in cidii daneyneysa ay ka qeybgasho tartanka loo galayo wadalahaanshe ka dhexeeya dowladda ...
Waa barnaamij aan ka soo ururinay keydka baaxadda weyn ee Radio Muqqdisho, waxaana uga hadli doonaa Taariikhdii Madaxweynihi Hore ee ...
Wakaaladaha wararka ee Soomaaliya iyo Suudaan (SONNA & SUNA) ayaa hishiis is afgarad ah ku kala saxiiday Magaalada Khartoum ee ...
Barnaamijka Islaamka iyo Bulshada oo ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV, todobaadkan waxaa marti ku ah Sheekh Bashiir Axmed Salaad ...
Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi.oo shir Jaraa’id qabtay ayaa soo dhaweeyay shirkii madasha wadatashiga ee shalay ...
Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Xukumadda Soomaaliya ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho