Wasiir Shaahiyow “Waxaan wadnaa qorshe tamar looga dhalinayo cadceedda iyo dabeysha”
Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha ayaa sheegtay in mustaqbalka ay damacsatantahay in Soomaaliya ay ka hirgeliso mashruuc Tamar looga dhalinayo qoraxda ...
Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha ayaa sheegtay in mustaqbalka ay damacsatantahay in Soomaaliya ay ka hirgeliso mashruuc Tamar looga dhalinayo qoraxda ...
Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee Muqdisho ayaa kaga hadlay dar-dar ...
Shirkadda PGM oo ah shirkad laga leeyahay dalka Turkiga, kana hawlgasha in ka badan 40 dal oo caalamka ah ayaa ...
Kulankaan uu Afhayeenka Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari uu la qaatay ergeyga dowladda Finland u qaabisan arrimaha ...
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta, ayaa hambalyo u diray guddiga garsoorka, kaddib markii ay muujiyeen shaqo wanaag dalka iyo dibad ...
Waa Talaabo aad u wanaagsan oo Muujinaysa Hormar Balaaran oo ay gaarayaan Soomaalida Maraykanka gaar ahaa Gobolka Minnesota oo hoy ...
Xafladdan sagatoonta ah ee loo sameeyay sideed arday oo ka mid ah ardayda barata kuliyadda caafimaadka, oo ah dufcaddii saddexaad ...
Shiikh Nuur Baaruud Gurxan oo wakiil ka ahaa Soomaali gudaha & dibadda ku sugan oo lacago u soo diray Maryama ...
Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo ku dhawaaqey xilliga ay bilabanayaan wadatashiga hanaanka doorashada iyo aayaha siyaasadeed ee sannadka 2016 Kismaayo, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho