Munaasabad lagu xusayay sanadguurada ciidanka booliiska oo lagu qabtay Baydhabo
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koofur-galbeed ayaa ka qeybgashay munaasabad lagu maamuusayay xuska sanadguurada 72-aad ee ciidanka booliiska Soomaaliyeed oo maanta ...
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koofur-galbeed ayaa ka qeybgashay munaasabad lagu maamuusayay xuska sanadguurada 72-aad ee ciidanka booliiska Soomaaliyeed oo maanta ...
Xaflad balaaran oo lagu xusayay sanadguurada ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay magaalada Kismaayo, waxaana ka qeybgalay saraakiil ka ...
Ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM ayaa si buuxda ula wareegay deegaanka Qoryaale oo dhaca xadka labada gobol ee Hiiraan iyo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad lagu xusayo 72 guuradii ka ...
Walax looga shakiyay bambo ayaa laga helay musqusha (suulliga) diyaaradda Faransiiska ee “Air France” oo si degdeg ah ugu degtay ...
Stockholm, December 20, 2015 - Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeyo Gaas Shariif Sheekhuna Maye ayaa fariin hambalyo ...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) ayaa ka warbixiyay shir looga hadlayay xabsiyada oo lagu ...
Waxaa iminka munaasabad lagu xusayo 72 guuradii ka oo wareegtay Aas aaska ciidanka Booliska Soomaaliya ay ka socotaa magaalada Muqdisho ...
Muxsiniin Soomaaliyeed oo gudaha iyo dibadda kala jooga ayaa deeqdan soo gaarsiiyay Maryama Abuukar Jimcaale, waxeyna gaareysaa $10,000 toban kun ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho