Muqdisho: Carruur aragga la’ oo deeq lacageed la gaarsiiyay
Qaar ka mid ah dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Holand ayaa deeq lacageed oo ay iska soo uruuriyeen gaarsiiyay ...
Qaar ka mid ah dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Holand ayaa deeq lacageed oo ay iska soo uruuriyeen gaarsiiyay ...
Daarasad ay sameysay hay’adda cilmi barista Badaha ee Soomaaliya ayaa lagu caddeeyay in xeebaha magaalooyinka ay saameyn ku yeeshaan wasaqda ...
Ciidanka Dowladda kuwa midowga Afrika ee AMISOM ayaa howl gal ay saakay ka sameeyeen gobolka Hiiraan ku dilay ku dhawaad ...
Wasiirka maaliyadda Maxamed Aadan Fargeyte ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal ugu jirto sidii looga cafin lahaa daymaha looga ...
Howlgal ay ciidamada Booliisku maanta ka sameeyeen xaafad ka mid ah degmada yaaqshiid ayaa lagu soo qabqabtay hub iyo ...
Wasaaradda amniga gudaha ayaa ka digtay in shacabku ay guryahooda ka kireeyaan dad ka tirsan kooxda Al-Shabaab, si ammaanka loo ...
Howlgal ay ciidamada Booliisku maanta ka sameeyeen xaafad ka mid ah degmada yaaqshiid ayaa lagu soo qabqabtay hub iyo maleeshiyaad ...
Mudaneyaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dooday Miisaaniyadda Dowladda ee sannadka 2015’-ka. Akhrinta Warbixinta dib u eegista Miisaaniyadda dowladda ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho