Faahin Faahin dheeri ah oo ka soo baxaysa qarax ka dhacay Hotel Jazeera
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay Al-baabka hore ee Hotel Jazeera, kaasi oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa ...
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay Al-baabka hore ee Hotel Jazeera, kaasi oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa ...
Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini iyo xubno la socday oo socdaal shaqo ...
Muqdisho, July 26, 2015 - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdisalaan Hadliye Cumar, ...
Maamulka Degamda Warshiikh ee gobolka shabeelaha dhexe ayaa ugu baaqay dadka walaalaha ah ee ku dagaalamaya tuulooyinka Muungaab iyo Gumaroow ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland. Mas’uuliyiinta mamulka Jubbaland ayaa ...
Wasiirka Caafimaad Xukuumada Soomaaliya Xaawa Cabdi Maxamed ayaa maanta waxa ay kormeer ku sameysay Isbitaalka Wardi oo ku Yaala degmada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland. Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sii jeeda Magaalada Kismaayo ee Xarunka Gobolka Jubada Hoose, isagoo ...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadlay faa’iidada uu Amni ahaan dalka u leeyahay sharciga la Dagaallanka Argagixisada oo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho