Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka
Dhacdooyinka Maanta 16 05 2015
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka xukuumadda Soomaaliya Marwo Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa kormeer howleed ay ku tegtay Jaamacada ...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda Soomaaliya Mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa waxaa uu kormeeray xaruumaha danta guud ...
Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed waxa uu Dadweynaha Soomaaliyeed Ogeysiinayaa in uu qaadanayo Dhalinyaro ka baxday Dugsiyada Sare oo qeyb ka ...
Muqdisho, 16 May 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaley magaalada Muqdisho kaga qeybgaley xaflad si ...
Kulankaani lagu taageerayey Taliyaha cusub ee ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Bashiir Maxamed Jamaac (Bashir Goobe) ayaa manta lagu qabtay ...
Jaamacadda SIMAD ayaa maanta xarunteeda weyn ee magaalada Muqdisho ku daah-furtay munaasabadda toddobaadka Dhaqanka oo ay ka qeyb galayaan boqollaal ...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun xabsi ciidan ah ku ridday labo ka askari oo ka tirsan ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho