GuddoomiyaGudoomiyaha Baarlanmaanka federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari oo ay wehliyeen gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Jeylaani Nuur ...
Waxaa maanta tababar loo qaaday 43 askari oo ka mid ah kuwa ilaalada Madaxtooyada Qarnka kuwaasi oo ah Dufcadii afaraad ...
Wakiil gaar ka ah ee midowga Africa u qaabilsan arimaha soomaliya ahna madax howlgalka AMISOM AMB Maaman sadiiko oo manta ...
Munaasibad ballaaran oo maanta lagu qabtay Degmada Dharkeenleey ayna ka qeybgaleen masuuliyiin ka tirsan maamulka Gobalka Banaadir iyo qeybaha bulshada ...
Isbitaalkaan oo laga hirgaliyay degmada Warta nabada ee gobolka Banaadir ayaa waxaa uu yahay mid ka mid ah isbitaalada ugu ...
Dadka qaxootiga Soomaalida ah ee ku nool xeryaha Qaxootiga dalka Kenya ayaa walaac ka muujiyey xayiraadda ay dowladda Kenya ku ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ugu baaqay waxgaradka iyo shacabka gobollada Mudug iyo Galgaduud in ay ...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka Jimcaha, waxa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho