Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Kooxda Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford 3-0 uga badisay kooxda Tottenham Hotspur. Kooxda Manchester United ayaa qeybtii hore ee ...
15 Maarso 2015, Sharm El Sheikh: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Sharm El Sheikh ...
Kooxda Chelsea ayaa ka faa’ideysan waaysay guul darradii ay xalay la soo gudboonaatay kooxda Manchester City,waxana garoonkeeda Stamford Bridge barbardhac ...
Muqdisho, 15, Marso, 2015.....Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke, ayaa maanta furay kulan ay isugu yimaadeen ...
Kulanka maanta gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ahna ku simaha Madaxweynaha dalka uu la qaatay xubno ka socday Qaramada Midoobay ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab)ayaa maanta ku dhex lugeeyay wado laami casri ah ...
Wefdi uu hogaaminaayo Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nicholos Kay ayaa maanta ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho