‘Daawo Sawirro’madaxweynaha oo la kulmay dhigiisa Masar
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Sharm El Sheikh kula kulmay dhigiisa dalkan Abdifatah Al ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Sharm El Sheikh kula kulmay dhigiisa dalkan Abdifatah Al ...
Madaxweynaha Dawladda goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Shirweynaha labaad ee ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Bay'ada ee Xafiiska Raiisulwasaaraha Prof. Burci Maxamed Xamza oo dalka ku soo laabtay kadib markii uu ka ...
Maamulka Degmada Xamar Jabjab oo kaashanaya shacabka Degmada ayaa waxaa uu bilaabay olole nadaafadeed oo lagu soo celinayo bilicda Degmada. ...
Maxkamada ciidanka Qalabka sida ee Soomaaliya faraceeda Gobolka Hiiraan ayaa Xukunno ku riday 10 Askari oo ka tirsan Ciidanka Qalabka ...
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Kooxda Palermo ayaa waxaa garoonkeeda Stadio Renzo Barbera 0-1 uga badiyay kooxda Juventus oo hogaamineyso horyaalka talyaaniga. Kooxda Juventus ayaa ...
Linkiga hoose ka fiiri Warsaxaafadeedka ka soo baxay wasaaradda Xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa Ee Xukuumadda Soomaaliya. Warsaxaafadeed_WXDD PDF1
Kooxda Burnley ayaa garoonkeeda Turf Moore 1-0 uga badisay kooxda Manchester City oo kaalinta labaad uga jirto horyaalka ingiriiska ee ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho