Safiirka Soomaaliya ee indonesiya Oo La Kulmay Safiirka Mareykanka Ee Dalkaasi
Safiirka Soomaaliya ee dalka indonesiya mudane Cabdixakiim Ugaas Cali Yaasiin oo ku guda jira kulamadii iyo shirarkii is daba jooga ...
Safiirka Soomaaliya ee dalka indonesiya mudane Cabdixakiim Ugaas Cali Yaasiin oo ku guda jira kulamadii iyo shirarkii is daba jooga ...
Ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya ayaa wada kulamo iyo la tashiyo uu la yeelanayo siyaasiyiinta iyo qeybaha bulshada Gaalkacyo si xal ...
Maanta oo Isniin ah waxaa magaalada Paris ee xarunta France laga furay shirweynaha caalamiga ah ee looga hadlayo cimilada Adduunka ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaalka Gaalkacyo, isagoo ugu baaqay dhinacyada ...
Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqda aadanaha ayaa maanta tababar ku saabsan dhaqan gelinta heshiiska caalamiga ah ee carruurta u qabatay wakiilo ...
Ciidanka XDS eek u sugan gobolka Hiiraan ayaa howl gal ay ka sameeyeen agagaarka degmada Maxaas ku dilay 9 qof ...
R/wasaare ku xigeenka xukuumadda, mudane Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in ganacsatada Soomaaliyeed looga baahan yahay inay bixiyaan canshuuraha ...
Xaaladda magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa saakay deggan, ayadoo ay wali ku sugan yihiin wafdi ka socda dowladda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho