Dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland oo shir uga furmaya Istanbul
Waxaa maanta magaalada Istanbul ee dalka Turkiga lagu wadaa in uu ka furmo wadahadalada u dhexeysa Dowladda Federaalka ah ee ...
Waxaa maanta magaalada Istanbul ee dalka Turkiga lagu wadaa in uu ka furmo wadahadalada u dhexeysa Dowladda Federaalka ah ee ...
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Wafdigani uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa gaaray magaalada Istanbuul ee ...
Kooxda Granada ayaa waxaa garoonkeeda Estadio Nuevo Los Cármenes 1-3 uga badiyay kooxda Barcelona. Kooxda Barcelona ayaa waxaa sedaxda gool ...
Ciidamada Ammaanka ee Soomaaliya ayaa ka hor tagay weerar kooxda argagaxisada Al Shabaab ay ku doonayeen in ay ku qal ...
Kooxda Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford 2-0 uga badisay kooxda Sunderland. Garsoorihii ciyaarta Roger East ayaa daqiiqadii 64-aad ee ...
Kooxda West Ham United ayaa waxaa garoonka Boleyn Ground 3-1 uga badiyay kooxda Crystal Palace. Ciyaaryahan Glenn Murray ayaa labadii ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta soo bandhigay tiro koob horu dhac ah oo laga sameeyey goobaha ganacsi ee ka diiwaangashan ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho