Heshiis xabadda joojin ah oo laga gaaray dagaalkii Guriceel
Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in heshiis hor u dhaca laga gaaray dagaalkii ka dhacayay ...
Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in heshiis hor u dhaca laga gaaray dagaalkii ka dhacayay ...
Ku simaha Madaxweynaha dalka ahna Afhayeenka golaha shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa dowladda iyo shacabka dowladda aynu walaalaha ...
Bataliyankii labaad oo ka socoda dalka Jamhuuriyadda aynu walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa waxaa ay maanta soo gaareen magaalada Beledweyne ...
Isagoo marti ku ahaa Barnamijka Kulanka Todobadka ee ka baxa Warbaahinta Qaranka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ahna ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyada ...
Madaxweynaha Dawladda goboleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Dawladda Jabuuti, Shacabkeeda iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyey geerida ...
Ku simaha Madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan “ Jawaari” oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ...
Ku simaha Madaxweynaha dalka ahna Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan "Jawaari" oo maanta narti ku ahaa Barnaamijka kulanka ...
Munaasabad balaaran oo uu soo qaban qaabiyay ururka suxufiyiinta qurba-joogta ee dalka Kenya ee (SEJASS) laguna xusayay maalinta caalamiga ee ...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa todobaadkan marti ku ahaa ku simha madaxweynaha ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho