Saturday, May 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jawaari: sanadka 2016-ka dalka doorasho ayaa lagu qaban doonaa

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ku simaha madaxweynaha ahna gudoomiyaha baarlamanka oo tacsi u diray dowladda iyo shacabka Jabuuti
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Isagoo marti ku ahaa Barnamijka Kulanka Todobadka ee ka baxa Warbaahinta Qaranka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ahna ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayuu ka hadlay Arimo dhowr ah oo la xiriira Siyaasada Soomaaliya.

Mudane Jawaari ayaa waxaa ugu horeyn daaha ka qaaday arin bulshadu ay wax iska weydiinayeen oo ah in doorasho ay dalka ka dhacdo marka la gaaro Sanada 2016 ka sida qorshuhu yahay waxaana uu ku simaha Madaxweynuhu sheegay in doorashadu ay dhici doonto waqtigii loogu talo galay aysana dhici doonin in dowladda hadda jirta waqti dheeraad ah loogu daro sidoo kale waxaa uu sheegay in doorashadu aysan noqo doonin in Odayal dhaqameed ay soo xulaan Madaxda iyo Baarlamaanka.

Related posts

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

May 16, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

May 16, 2026

Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” Gudoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliyeed ayaa Xusay in Baarlamaanka Federaalka ah uu guda gali doono marka uu furmo kalfadhiga Lixad sharciga Axsaabta siyaasada isla markaana dalka laga hirgali doono axsaab siyaasadeed bisha Maajo marka la gaaro waxaana uu gudoomiyuhu ku dheeraaday Muhiimada ay leedahay in Axsaab siyasadeed la hirgaliyo.

Ku simaha Madaxweynaha oo Su’aalo uga Jawaabayay dadweynaha ku xirnaa dhageysiga Barnaamijka Kulanka Todobaadka ayaa waxaa uu shaaciyay Xiliga uu furmayo Kalfadhiga Lixaad ee Baarlamaanka Federaalka ah waxaana uu Mudanayaasha Golaha shacabka ku wargaliyay 11 Abriil ay soo xaadiraan si howlaha adag ee Horyaala Golaha loo amba qaado.

Previous Post

Madaxweynaha maamulka Puntland oo ka tacsiyeeyay geerida guddoomiyihii Baarlamaanka dalka Jabuuti

Next Post

Ciidamo hore leh oo Jabuuti u soo dirtay Soomaaliya oo Beledweyne lagu soo dhaweeyay

Next Post
Ciidamo hore leh oo Jabuuti u soo dirtay Soomaaliya oo Beledweyne lagu soo dhaweeyay

Ciidamo hore leh oo Jabuuti u soo dirtay Soomaaliya oo Beledweyne lagu soo dhaweeyay

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Xarunta Dhexe ee Wasaaradda...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Caddeysay in Dalka ay ka Dhacayso Doorasho Qof iyo Cod ah

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Caddeysay in Dalka ay ka Dhacayso Doorasho Qof iyo Cod ah

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyada oo fulinaysa waajibaadka dastuuriga ah ee ka saaran dhaqan-galinta doorasho Qof iyo cod...

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

May 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In