Madaxweynaha oo soo dhoweeyay ansixinta Golaha Wasiirrada
WAR SAXAAFADEED ANSIXINTA BAARLAMANKA EE GOLAHA WASIIRRADA Muqdisho, Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa taageeray Golaha Wasiirrada ...
WAR SAXAAFADEED ANSIXINTA BAARLAMANKA EE GOLAHA WASIIRRADA Muqdisho, Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa taageeray Golaha Wasiirrada ...
Munaasabadda casho sharafta ah ee uu Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke u sameeyey Xildhibaannada Golaha Shacabka oo aheyd mid ...
Kooxda Arsenal ayaa caawo garoonkeeda Emirates Stadium 2-1 uga badisay kooxda Leicester City. Milkiilaha kooxda Leicester City Vichai Srivaddhanaprabha ayaa ...
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Axmed Xaaji Cabdi oo safar shaqo ku jooga magaalada Nairobi ee dalka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo gabagabeeyey safarkii uu ku tagay degmada Dhuusa-mareeb ee gobolka Galgaduud, ...
Wasiirradan baaqa nabadeed jeedinayey ayaa kala ahaa wasiirka Amniga Gudaha Mudane C/risaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Macdanta iyo Badtoorka, Mudane Maxamed ...
Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur goboleedka IGAD iyo dowladaha Ingiriiska iyo Mareykanka ayaa soo dhoweeyay ansixinta golaha Wasiirada ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho