Wafdi uu hogaaminaayo Taliyaha hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Janaraal C/raxmaan Tuur yare ayaa maanta gaaray degmada Dhuus mareeb ...
Munaasabad lagu xusayay sanad guurada afaraad ee ka soo wareegtay aas aaska Idaacadda Kulmiye oo ka mid ah idaacadaha ka ...
Kulankii Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta waxaa uu ajendahiisu ahaa horkeenidda golaha wasiirrada Xukuumadda ee uu soo dhammeystiray Ra’iisul wasaaraha ...
Mudaniyaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ayaa cod aqlabiyad leh ku ogolaaday xukuumadda cusub ee ...
Kulanka baarlamamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u furmay goor dhaw, iyadoo Ra’iisul wasaaraha iyo golaha wasiirada ...
Tababarkan maanta loo soo gabo gabeynayay shaqaalaha Waaxyaha Qorsheynta ee Wasaaradaha dowladda laguna baranayay diyaarinta qorsho sanadeedka dowladda, gaar ahaan ...
Qaar ka mid ah haweenka Xildhibaannada baarlamaanka oo kulan isbarasho ah la qaatay haweenka ku jira Golaha Wasiirada cusub ee ...
Kooxo hubeysan ayaa goor dhow ku dilay degmada Xamar Jajab Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka oo lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Qayaad ...
Kulan looga hadlayey sidii maamul loogu sameen lahaa goballada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa xalay lagu qabtay magaalada Muqdisho kaasi ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho