Friday, January 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqaale ka tirsan Waaxyaha qorsheynta ee Wasaaradaha oo tababar loo soo xiray “SAWIRRO+MUUQAAL”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Shaqaale ka tirsan Waaxyaha qorsheynta ee Wasaaradaha oo tababar loo soo xiray “SAWIRRO+MUUQAAL”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkan maanta loo soo gabo gabeynayay shaqaalaha Waaxyaha Qorsheynta ee Wasaaradaha dowladda laguna baranayay diyaarinta qorsho sanadeedka dowladda, gaar ahaan shanta sano ee soo socoto sida lagu horumarin karo Soomaaliya, ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda iyo madaxda Wasaaradda Qorsheynta.

Tababarkan oo loogu magacdaray “Qorshe la’aanta waa aragti la’aan” oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta oo kaashaneysa hay’adda UNDP, isla markaana socday muddo saddex cisho ah ayaa maanta lagu soo gabo gabeeyay Muqdisho.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Qatar uga qeybgalay qalin jebinta ciidanka Isku dhafka ah

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Qatar uga qeybgalay qalin jebinta ciidanka Isku dhafka ah

January 22, 2026
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka XFS oo gaaray Laascaanood

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka XFS oo gaaray Laascaanood

January 22, 2026

Xuseen Ceelaabe Faahiye oo ah qabiir Soomaaliyeed horeyna uga soo shaqeeyay Wasaaradda Qorsheynta ayaa tilmaamay in tababarka la soo gabo gabeeyay uu wax weyn ka badali doono xaaladda dalka, loogana fadhiyo inay la yimaadaan qorshe ay ku shaqeyn karaan Wasaaradaha dowladda.

Xoghayaha joogta ee Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Ciise Cabdi Diirshe ayaa sheegay in tababarka laga bartay in la uruuriyo xog, taasi oo horseedi karta in dalka uu yeesho qorshe horumarineed.

Siihayaha Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Saciid Cabdullaahi Maxamed Dani oo soo xiray tababarka ayaa tilmaamay in ujeedka loo qabtay tababarkan uu yahay sida lagu heli karo qorshe horumarineed oo ay ku shaqeeyaan hay’adaha dowladda.

“Wasaaradda Qorsheynta waxa ay u diyaarsantahay diyaarinta qorshe howleedka shanta sano ee soo socda, haddii ay noqon lahayd Wasaaradaha heerka federal iyo isku dabaridka howlaha loo igmaday, marka waxaa loo baahanyahay in wixii aad ka faa’iideysateen aad bulshada ugu adeegtaan” ayuu yiri Siihayaha Wasiirka Qorsheynta.

IMG_0455

IMG_0716

IMG_0718

IMG_0719

IMG_0720

IMG_0721

IMG_0722

IMG_0723

IMG_0725

IMG_0726

IMG_0728

IMG_0729

IMG_0731

IMG_0738

IMG_0746

IMG_0747

IMG_0755

IMG_0758

IMG_0765

IMG_0770Sawir Qaade:- Qadar Cali Nuur

Previous Post

DAAWO: Xildhibaanada haweenka oo shaaciyay inay taageersanyihiin xukuumadda cusub

Next Post

Kulanka baarlamaanka oo furmay iyo Ra’iisul wasaaraha oo madasha ku sugan

Next Post
R/W. Cumar: “Dagaallada ku soo noq-noqday Deefow iyo deegaannada ku xeeran Xarar-dheere waa kuwo aan loo qiil dayi karin”

Kulanka baarlamaanka oo furmay iyo Ra’iisul wasaaraha oo madasha ku sugan

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Qatar uga qeybgalay qalin jebinta ciidanka Isku dhafka ah

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Qatar uga qeybgalay qalin jebinta ciidanka Isku dhafka ah

January 22, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho shaqo ku jooga dalka Qatar, ayaa maanta ka qeybgalay...

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka XFS oo gaaray Laascaanood

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka XFS oo gaaray Laascaanood

January 22, 2026
0

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hussein Ali Haji, ayaa maanta ka degay...

Guddoonka Labada Aqal ee BJFS oo xog laga siiyay hannaaka dib u eegista Dastuurka

Guddoonka Labada Aqal ee BJFS oo xog laga siiyay hannaaka dib u eegista Dastuurka

January 22, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad...

𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐮-𝐃𝐮𝐰𝐢𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 M𝐨𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨 l𝐮𝐠𝐮 s𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐚y

𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐮-𝐃𝐮𝐰𝐢𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 M𝐨𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨 l𝐮𝐠𝐮 s𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐚y

January 22, 2026
0

Waxaa Magaaladda Moqdisho lugu soo xiray Shirka Guddiga Qaran ee Isku-Duwidda Maareynta Abaaraha, oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In