Ciyaaryahan Seydou Doumbia ayaa ku soo biiray kooxda Roma oo ka ciyaarta horyaalka talyaaniga,isagoo ka soo tegay kooxda CSKA Moscow ...
Kooxda Roma ayaa garoonkeeda Olimpico Stadium barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Empoli. Kooxda Empoli ayaa goolka la hor martay,waxaana ...
Xulka Equatorial Guinea oo marti galinayo koobka qaramada afrika ayaa u soo baxay Semi-finalka koobka,ka dib markii uu 2-1 uga ...
Kooxda Eibar ayaa waxaa garoonkeeda Municipal de Ipurua 1-3 uga badiyay kooxda Atletico Madrid. Kooxda Atletico Madrid ayaa sedaxda gool ...
Kooxda Chelsea oo hogaamineyso horyaalka ingiriiska ayaa garoonkeeda Stamford Bridge barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Manchester City oo kaalinta ...
Xulka Australia oo marti galineysay koobka qaarada Aasiya ayaa ku guuleystay koobkiisii ugu horeeyay ee Aasiya,ka dib markii uu 2-1 ...
Diyaaradaha aan cidna wadin ee Drones-ka loo yaqaan ayaa lagu soo waramayaa inay duqeyn u geysteen xarumo ay ku dhuumaaleysanayeen ...
Xulka DR Congo ayaa u soo baxay Semi-finalka koobka qarmada afrika,ka dib markii uu 4-2 uga badiyay xulka Congo. Ciyaartan ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho