Daawo Sawirro,Jawiga garoonka iyo qaban_qaabada soo dhaweynta Erdogan
Garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle Cusmaan ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa xiligan ka soconaya soo dhaweyn heerkeedu sareeyo oo loo sameynayo ...
Garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle Cusmaan ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa xiligan ka soconaya soo dhaweyn heerkeedu sareeyo oo loo sameynayo ...
Allaha u naxriistee Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa xalay ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla magaalada Muqdisho, kadib xanuun mudooyinkan hayay. ...
Ciidamada amniga ee dowlada ayaa si weyn u adkeeyay amniga waddooyinka magaalada Muqdisho, taasi oo qeyb ka ah xoojinta Nabadgelyada ...
24 January, 2015, Riyadh:- Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa salaan tacsi ah ugu tegey qasriga boqortooyada ...
Madaxweynaha dalka Turkgia Recep Tayyip Erdoğan ayaa la filayaa in uu saacadaha soo socda uu soo gaaro garoonka Aadan Cadde ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabta ...
Kooxda Lazio ayaa garoonkeeda Olimpico Stadium 3-1 uga badisay kooxda AC Milan. Kooxda Milan ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii ...
Kooxda Atletico Madrid ayaa garoonkeeda Vicente Calderon 3-1 uga badiyay kooxda Rayo Vallecano. Ciyaaryahan Antoine Griezmann ayaa qeybtii hore ee ...
Kooxda Elche ayaa waxaa garoonkeeda Manuel Martinez Valero 0-6 uga badiyay kooxda Barcelona. Ciyaaryahan Gerard Pique ayaa qeybtii hore ee ...
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho