Madaxweynaha Wadanka Turkiga Racep Tayyib Erdogan oo lagu waday in Maanta oo jimco ah uu soo gaaro Magaalada Muqdisho ayaa ...
Waxaa Xalay Saacaddu marka ay ku beegneed 1-da Habeenimo Xiliga Geeska Afrika geeriyooday Allaha u naxariistee Boqor Cabdalla Bin Cabdulcasiis ...
Kooxda Real Madrid ayaa ku guuleysatay saxiixa ciyaaryahan Martin Odegaard oo isha ay la raacayeen kooxo badan oo ka dhisan ...
Kooxda Swansea City ayaa ku dhawaaqday in kooxda Tottenham kala soo wareegtay ciyaaryahan Kyle Naughton oo ka ciyaara daafaca buuxa. ...
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Muqdisho, Januari 22, 2015....Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii ...
Markii ugu horeeysay dugsiyada magaalada Gaalkacyo ayaa ka faa'ideysan doona tababar la xiriira barashada sharciyada kubadda gacanta ee loo yaqaano ...
Halkan hoose ka dhageyso ama ka daawo hadalkii madaxweyne Xasan Sheekh uu galabta ka jeediyay hotelka SYL. https://www.youtube.com/watch?v=JUEVNkPDrd8
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho