Arsenal oo Ka Badisay Kooxda Manchester City “SAWIRRO”
Kooxda Manchester City ayaa lumisay fursad ay ugu dhawaan laheyd kooxda Chelsea oo hogaamineyso horyaalka ingiriiska,ka dib markii garoonkeeda Etihad ...
Kooxda Manchester City ayaa lumisay fursad ay ugu dhawaan laheyd kooxda Chelsea oo hogaamineyso horyaalka ingiriiska,ka dib markii garoonkeeda Etihad ...
Wafdigan oo isugu jira Nabadoono iyo madax dhaqameed oo ka socda deegaanada Xeraale iyo Huurshe oo maalmahan kulamo magaalada Cadaado ...
Kulankan oo ahaa mid lagu soo dhaweeynayay Xasan Maxamed Nuur(Qalaad) oo ka mid ah musharixiinta u tartamaya qabashada xilka madaxtinimada ...
Kooxda West Ham United ayaa garoonka Boleyn Ground 3-0 uga badisay kooxda Hull City. Labada ayaana wax gool ah iska ...
Kooxda Lazio ayaa waxaa galabta garoonkeeda Olimpico Stadium 0-1 uga badiyay kooxda Napoli. Ciyaaryahan Gonzalo Higuain ayaa daqiiqadii 18-aad ee ...
Kooxda Getafe ayaa waxaa garoonkeeda Coliseum Alfonso Perez 0-3 uga badiyay kooxda Real Madrid. Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo ayaa rikoor cusub ...
Allaha u naxriistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Sheekh Cabdi Nuur Sheekh Axmed Eebakar oo ku magaca dheeraa (Sheekh ...
Waxaa manata magaalada Hargeysa lagu aasay Allaha u naxariistee Fanaankii Qaranka Soomaaliyeed Marxuum Maxamed Axmed Kuluc oo shalay ku geeriyooday ...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay, isla markaana lagu taageerayay Maxamed Cilmi Afrax Mideeye oo ka mid ah musharaxiinta u taagan qabashada ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho