Safaaradda Soomaaliya ee dalka Mareykanka oo dib loo furay 25-sano kaddib “Sawirro+Dhageyso”
Munaasabada dib u furista Safaaradda ayaa waxaa ka qeyb galay Diblomaasiyiin ka socday Safaaradda Mareykanka, Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ...











