Munaasabadan lagu maamuusayay xuska 16 guuradii ka soo wareegtay markii la aasaasay Jaamacaddda SIMAD oo ku began 6-da November ee ...
Akhristayaal halkani waxaan idiin ku soo gudbineynaa sawirada Wasiirka Warfafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo howlo shaqo ...
Barnaamijka kulanka todobaadka oo si toos ah uga baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay maanta Baahida Caafimaad ...
Dhismaha garoonkani oo bilihii ugu danbeeyayba soo soctay, ayaa ugu danbeyntii waxaa xarigga ka jaray guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan ...
Guddoomiyaha Baarlamanka federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo shalay ka hadlayay munaasabad ay ku qalin jabinayeen Arday dhameysatay ...
Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa saakay booqanaya xeryaha qaxootiga dhadhaab ...
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqday degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud halkaasoo si diirran loogu ...
Dowlada Galmudug ayaa habeenkii xalay ahaa magacaabay maamul KMG ah oo ay yeelato degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobalka Galgduud. Munaasabad ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho