Ganacsatada Soomaaliyeed ee Koofur Afrika oo walaac ka muujiyay Kooxo Burcad ah+Sawirro
Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Koofur Afrika ayaa waxaa soo wajahay cabsi iyo walaac la xiriira weerarrada kaga imaanaya ...
Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Koofur Afrika ayaa waxaa soo wajahay cabsi iyo walaac la xiriira weerarrada kaga imaanaya ...
Wafdi uu hoggaaminaya Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Dalka Soomaaliya, Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa Maanta gaaray Magaalada Cadaado ee Xarunta ku ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel ...
Xildhibaan Eng. C/qaadir Carabow Ibraahim oo ka mid ah baarlamaanka cusub dalka, isla markaana dhawaan lagu soo doortay magaalada Jowhar ...
Muqdisho, 05, Dec, 2016….Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS mudane Maxamed Cumar Cate ayaa maanta soo gunaanaday shir looga tashanayey u ...
Magaalada Baydhabo ayaa maanta lagu wadaa in lagu soo gabagabeeyo doorashada xildhibaanadii ku matali lahaa maamulka Koofur Galbeed Aqalka Hoose ...
Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamanka Soomaaliya Jeylaani Nuur Iikar ayaa ka mid noqday Xildhibaannada cusub ee Baarlamanka Soomaaliya, markii ...
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi iyo Guddoomiyaha Degmada Cadaado Cabdullaahi Cabdiraxmaan Xuseen Tootole ayaa maanta Cadaado siwada ...
Iyadoo ay kasii darayso xaaladda abaareed ee ka jirta deegaannada Galmudug ayaa maamulka Galmudug wuxuu diray dhawr wefdi oo loo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho