Wasaaradda caafimaadka oo dawo gaarsiisay Isbitaalka Koofurta Gaalkacyo “Sawirro”
Daawadan oo ay soo dhiibtay wasaaradda caafimaadka dowladda Fadaraalka Soomaaliya ayaa wasaaradda caafimaadka Galmudug waxa ay maanta ku wareejisay maamulka isbitaalka ...










