Wasiirka caafimaadka oo dhagax dhigtay qeyb cusub oo lagu soo kordhiyay isbitaal Madiina
Wasiirka caafimaadka ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Drs Xaawo Xasan Maxamed ayaa maanta dhagax dhigtay qeyb cusub oo gurmadka deg deg ...
Wasiirka caafimaadka ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Drs Xaawo Xasan Maxamed ayaa maanta dhagax dhigtay qeyb cusub oo gurmadka deg deg ...
Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdilaahi Xasan ( Nuux ) ayaa maanta ...
Dowladda waqooyiga Kuuriya ayaa mar kale ridday gantaal nooca riddada gaaban ee balastiga ah, kuwaasoo lagu tuuray bariga xeebaha bada ee ...
Hay’adda Somali Relief network of North America ayaa deeq hilib ah oo 25 neef oo xoolo ah ugu deeqday labo ...
Guddiga shaqaalaha rayidka ee dowladda waxa ay baahineysaa boosas shaqo oo ka banaan xafiisyada Madaxtooyada, Ra’iisul wasaaraha, Wasaaradaha Maaliyadda iyo ...
Kulan looga hadlayay biyo la'aanta ka jirta deegaanno ka mid ah gobolka Hiiraan ayaa maanta ka dhacay magaalada Beledweyne. Kulankan ...
Kulankaan oo qeyb ka ah kulamo looga hadlayo qorsheeynta qaran ee dalka oo ay gar wadeen ka tahay wasaarada qorsheeynta ...
Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ayaa saaka howlgalo ka dhan ah Al-shabab waxaa ay ka sameeyeen deegaanka Miir-taqwo oo ka tirsan ...
Saraakiil Soomaali iyo Mareykanka ayaa xaqiijiyay in howlgalkii dhowaan lagu beegsaday maleeshiyaadka kooxda Alshabab ay si wadajir ah u fuliyeen ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho