Wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo xubin ka noqoneysa Midowga Wakaaladaha Wararka Aduunka
Xubno uu horkacayo Agaasimaha Golaha guud ee Warbaahinta Qaranka Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Wakaaladaha wararka ...











