Thursday, May 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Isu soo bax roob doon ah oo maanta ka dhacay Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Isu soo bax roob doon ah oo maanta ka dhacay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiin ka socda Wasaaaradda Diinta Awqaafta, Hay’adda Culimada Soomaaliyeed  iyo Qeybaha Bulshada Sida: Culuma’udiinka, haweenka dhallinyarada iyo Ardayda Dugsiyada Qur’aanka Kariimka ayaa maanta sameeyey Banaanbax Roob-doon ah oo Alle looga baryayay  in uu Ummadda Soomaliyeed ka dulqaado Abaaraha iyo Colaadaha ka jira qaar ka mid ah goballada Dalka.

Dadka soo dibadbaxay ayaa Salaad Alla Bari ah ku tukaday Masjidka isbaheysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho. waxaana Salaada kaddib loo duceeyay  dhammaan Ummadda Soomaliyeed in uu Alle ka dulqaado dhibaatada.

Related posts

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

May 20, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

May 19, 2026

Sheekh Cali  Max’uud (Sheekh Cali Dheere) oo warbaahinta Qaranka lahadlay ayaa ugu baaqay shacabka iney jogteeyaan dibadbaxyada Alla bariga ah ee noocaan oo kale ah.

“Dhammaan gobollada dalka waan la wadaagnay iney sameeyaan dibadbaxan oo kale, si Ilaahay uu dhibaatooyinka abaaraha iyo colaadaha uga dulqaado shacabka Soomaaliyeed”

Ciidammada Ammaanka ayaa si weyn u adkeeyey amniuga goobta dibadbaxa Roobdoonka lagu sameeyey waxaana faahfaahin ka bixiyey Taliyaha qeybta Waliyow Cade ee Degmooyinka Waabari Xamar Jabjab Howl wadaag iyo Hodan Ciidanka Boliiska Soomaliyed G/Sare  Maxamed Daahir.

“Ciidamada ammaanka waxay xil gaar ah iska saareen sugidda amniga, maadama ay dibadbaxayeen qeybaha bulshada, si weyn ayaana ugu guuleysanay”

Qaar kamid ah Gobalada dalka ayaa waxaa xilgan kajira abaaro galaaftay nolasha dadka iyo duunyada iyo colaado sokeeye, waxaana dhanka kale socda dadaallo ay isku caawinayaan shacabka Soomaaliyeed.

roob1-1024x682 roob2-1024x682 roob3-1024x682 roob4 roob5-1024x682

 

Previous Post

Dhageyso barnaamijka faaqidaada wararka 14 Nov 2016

Next Post

Dawo Sawirrada: Dibadbax ka dhacay magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka

Next Post
Dawo Sawirrada: Dibadbax ka dhacay magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka

Dawo Sawirrada: Dibadbax ka dhacay magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

May 20, 2026
0

Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

May 19, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...

Taliyaha Hay’adda NISA oo la kulmay Imaam Daahir Imaam Maxamuud

Taliyaha Hay’adda NISA oo la kulmay Imaam Daahir Imaam Maxamuud

May 19, 2026
0

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...

Soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka Isku Aadka Qaramada Afrika loo qori tuuray

Soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka Isku Aadka Qaramada Afrika loo qori tuuray

May 19, 2026
0

Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In