Hanaanka Ay Gobollada Waqooyiga Soomaaliya Ku Dooranayaan Xildhibaannada Labada Aqal Oo Go’aan Laga Gaaray ….AKHRISO
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa hanaanka doorashooyinka Xildhibaannada gobollada Waqooyi ee Soomaaliya uga qeybgalayaan doorashooyinka labada aqal ...











