(Warbixin + Sawirro):- Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen Erag oo kormeeray Booliska Degmada Goldogob ee Gobalka Mudug.
Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen.C/qaadir Shire Faarax (Erag) oo Howlo shaqo u jooga Gobalka Mudug ayaa Maanta kormeeray Booliska ku ...











