Wasiir Odawaa, “Hala soo dadajiyo liiska xubanaha Aqalka Sare ee Hirshabeelle”
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya, mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen “Odawaa” oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ...
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya, mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen “Odawaa” oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ...
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed hagar (Dabageed) oo saxaafadda kula hadlay Beledweyne ayaa soo dhoweeyey doorashadii shalay galab ka dhacday ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa soo dhoweeyey doorashadii ka dhacdey magaalada Jowhar ee lagu ...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudana Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u hambalyeeyay hoggaanka cusub ee Maamulka Hirshabeelle oo maanta lagu ...
Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa goordhaw Madaxweyne ku xigeen u doortay Cali Cabdulaahi Guudlaawe oo ka guuleystay musharaxii la tartamayay oo ...
Gudoonka Baarlamanka Hirshabeelle ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada madaxwynaha Hirshabeelle oo uu ku guuleystay Cali Cabdulaahi Cosoble oo helay 61 ...
Magaalada Jowhar waxaa goor dhow ka bilowday doorashada madaxweynaha dowladgoboleedka Hirshabeelle oo ku tartamayaan laba Musharax oo kala ah Cali ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray shirkadda nadaafadda deegaanka ee ECCO ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho