Kulan dhaxmaray safiirka Jamhuuriyada Fadaralka ah ee Soomaaliya Koofur Sudan mudane Xuseen Xaji Axmed iyo Wasiirka arimaha Dibada ee wadanka ...
Xildhibaanno, dhallinyaro, haween iyo odayaal dhaqameed ayaa ka qeybgalay kulan lagu taageerayay Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye oo loo magacaabay Wasiirka ...
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, halkaas oo si weyn loogu soo ...
Agaasimaha Guud ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa maanta la soo tusay sida uu u ...
Mdaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa Golaha shacabka ka codsaday inay meel mariyaan golaha ...
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo ay wehliyaan saraakiisha ciidammada ayaa caawa booqdey Isbitaalladii la geeyey dhaawacyadii ka dhashay qaraxii ka dhacay ...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaraxii galabta ka dhacay bar kontorool oo dhinaca ku heysa golihii Murtida iyo ...
Dowlad goboleedka Galmudug ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray wasiirrada cusub ee R/wasaare Kheyrre uu maanta magacaabay, wuxuuna maamulku u ...
Gaari laga soo buuxiyay Walxaha Qarxa ayaa galabta lagu qarxiyay meel u dhow Tiyaatarka Qaranka ee magaalada Muqdisho. Inta la ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho