Saturday, May 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Soomaaliya oo Baarlamaanka ka codsaday inay meel mariyaan Golaha Wasiirada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay agaasimaha guud ee madaxtooyada iyo mas’uuliyiin kale
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mdaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa Golaha shacabka ka codsaday inay meel mariyaan golaha wasiirada cusub.

Madaxweynaha ayaa hadalo dar daaran ah u jeediyay Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya iyo shacabka Soomaaliyeed, isagoo xusay inay golaha Wasiirada ay yihiin kuwa ka soo bixi baxa howlaha loo igmaday, waxaana uu ka codsaday  Xildhibaanada Golaha shacabka inay codka kalsoonida  ah siiyaan golaha Wasiirada cusub.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

May 9, 2026
Guddiga Doorashooyinka oo go’aanno ka soo saaray hannaanka doorashooyinka KGS

Guddiga Doorashooyinka oo go’aanno ka soo saaray hannaanka doorashooyinka KGS

May 9, 2026

Madaxweynaha ayaa shacabka ka dalbaday inay la shaqeeyaan golaha Wasiirada cusub, si looga wada shaqeeyo xoojinta amniga iyo ka hortagga falalka argagixisadu ay shacabka la beegsanayaan.

Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay meelkasta oo ay joogaan inay u gurmadaan walaalahood ee ay abaartu saameysay, isagoo beesha Caalamka ka dalbaday inay soo dadajiso u kaalmada ay ugu talageen shacabka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha waxa uu xusay in argagixisadu ay dhibaato ku hayaan shacabka, dowladduna ay xoogga saari doonto sidii kooxahaas looga cirib tiri lahaa geyiga Soomaaliya.

Previous Post

Ra’iisul wasaare Kheyre oo caawa booqdey dhaawacyada Qaraxii Muqdisho ka dhacay

Next Post

Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo wafdigii la socday oo la soo tusay sida uu u shaqeyo Garoonka Kigaali “SAWIRRO”

Next Post
Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo wafdigii la socday oo la soo tusay sida uu u shaqeyo Garoonka Kigaali  “SAWIRRO”

Agaasimaha guud ee Hay'adda Socdaalka iyo wafdigii la socday oo la soo tusay sida uu u shaqeyo Garoonka Kigaali "SAWIRRO"

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

May 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawladda Qatar u...

Guddiga Doorashooyinka oo go’aanno ka soo saaray hannaanka doorashooyinka KGS

Guddiga Doorashooyinka oo go’aanno ka soo saaray hannaanka doorashooyinka KGS

May 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray go’aanno ku aaddan sida ay u dhaceyso doorashada KGS ee...

Duqa Muqdisho oo shir-guddoomiyay kulanka amniga caasimadda

Duqa Muqdisho oo shir-guddoomiyay kulanka amniga caasimadda

May 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa caawa shir-guddoomiyey kulanka amniga caasimadda...

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo tababar u soo xiray howl-wadeennada ka shaqaynaya doorashada KGS

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo tababar u soo xiray howl-wadeennada ka shaqaynaya doorashada KGS

May 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, oo uu wehlinayay Xoghayaha Guud ee Guddiga,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In