Maamulka degmada buule burde oo dowladda dhexe Iyo maamulka Hirshabeelle ka codsadey in laysku furo Wadooyinka Xiriiriya Beledweyne iyo buule burde.
Gudoomiyaha degmadda buule burde ee gobalka hiiraan C/raxmaan Cabdi Daahir oo la hadlayay Radio muqdisho Codka jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ugu ...