Xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab oo laga fuliyay mashruuc indha fiiqis oo lacag la’aan ah “SAWIRRO”
Hayada Ixyaa Turad ee Dalka Kuwait Xarunteeda tahay ayaa ka fulisay xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab Mashruuc indho fiiqid oo bilaash ...
Hayada Ixyaa Turad ee Dalka Kuwait Xarunteeda tahay ayaa ka fulisay xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab Mashruuc indho fiiqid oo bilaash ...
Dib-u-habaynteenna hortebinta leh lama gaari karo wada shaqeyn la’aan iyo gaaridda siyaasado muhiim ah. Si loo hagaajiyo amniga waxa loo ...
Guddiga Joogtada ee Golaha Aqalka sare ayaa kulan ay yeesheen maanta waxay kaga hadleen xilliga fadhiyada Golaha la bilaabayo, Warbixinadii ...
Kulankan ay wada qaateen Wasiirka iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Wakiilka cusub ee Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cunada ...
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee Xukuumadda Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Hay'adda FOA ee Soomaaliya ayaa kala hadlay qodobo ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa u magacaabay Mudane Cabdullaahi Xirsi Diirshe Ku-simaha Guddoomiyaha ...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgallo ka wada deegaanno ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose, kaas oo lagula dagaalamayo maleeshiyada xagjirka ...
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cismaan Baale oo war-saxafadeed soo saaray ayaa xaqiijiyay iney si qoto dheer ...
Muqdisho, October 01, 2018 --Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta shir guddoomiyay shirka tubta siyaasadda ...
Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta DFS ayaa maanta shir layeelatay shirkadda kashaqeeya dhismaha ee Gobolka Banaadir. Wasiir ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho