shacabka Australia ayaa filaya in isla maanta uu dalkooda yeelan doono ra'iisal wasaare cusub kaasoo noqon doona kii lixaad ee ...
Qaar kamid ah salaadiinta iyo aqoonyahanada Soomaaliyeed ee kunool qurbaha ayaa wada dadaalo qurba joogta Soomaaliyeed loogu wacyigelinayo sidii ay ...
Ciidamada Amniga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay labo dhagar-qabe oo ...
Macalinkii hore ee Kooxda Arsenal Arsene Wenger oo booqasho ku tagay dalka Liberia ayaa waxaa uu soo dhaweyn wanaagsan ka ...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/guud Bashiir Maxamed Jaamac “Keynaan” oo ...
Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka S/gaas Daahir Aadan Cimi iyo Abaanduulaha cusub ee Ciidankaasi S/guuto Odowaa Yuusuf Raage oo ...
Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta kormeer ku tegay dekadda Muqdisho ayaa u kuur-galay habsami ...
Safiirka Dawladda Shiinaha u fadhiya Soomaliya, Amb. Qin Jian ayaa wareysi uu siiyey warbaahinta Dawladda kaga warbixiyey taageerada ay Dawladdiisa ...
Ciidamada Dowladda Itoobiya ayaa xabsiga dhigay in ka badan 170 Qof oo ka mid ahaa Dadka rabshadaha isirka ku salaysan ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho