Deg Deg: Cod Bixinta Wareega labaad ee Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Socto iyo Musharixiin Tanaasulay.
Waxaa goordhaw bilaabatay Codeynta Wareega Labaad ee Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayadoo ay ka tanaasuleen Musharaxiinta kala ah Cabdicasiis Xasan ...